Jamhuuriyadda Ireland ayaa Maalinta bari ah oo bishu 26/10/2018 dooran doonta Madaxweyne

Jamhuuriyadda Ireland ayaa Maalinta bari ah oo bishu tahay  26/10/2018 dooran doonta Madaxweyne 7 sano ee soo socda xillka hayn doona , Waxaana u tartamaya dhow xubnood oo uu ugu cadcadyahay Madaxweynaha Taladda Haya Michael D. Higgins..kaas oo labada xisbi ee ugu waaweyn jamhuuriyadda  Irishka waa Fine Gael Party , iyo Fianna Fáil party  oo haysta Aqlabiyadda Kuraasta Baarlamanku ay Taageereen Madaxweynaha in uu xillka hayo  7 sano oo soo socoda  laakiin waxa  loo qaadayaa afti dadweyne oo waxa la tartamayaa dhowr xubnood  oo ka soo jeeda Asxaabta laga tirada badan yahay iyo kuwa madaxbanaan , waa tan taariikhda Madaxweyne Michael D. Higgins. waxa kale ee dhinaca socoda afti loo qaadayo qodob ku jira Dastuurka  in laga saaro ama la daayo oo ah in waxlaga sheegi  karo iyo in kale  Diinta  maadama dalkan diinta Katoliga lagag dhaqami jiray oo ay danbi ahayd . ..