Madaxweyne Higgins oo dib loogu Doortay Ireland 7 sano ee soo socota

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Ireland Micheal D Higgins ayaa dib loogu doortay 7 Sano oo kale madaxweynaha Jamhuuriyadda in uu ahaado,

Micheal waxa loo doortay 2011 Madaxweynaha Jamhuuriyadda waxaana Maanta 00 2018 Oct 26 loo doortay mar kale in uu sii hogaamiyo jamhuuriyadda 7 sano waxaana guushiisa Hor-seeday markii Higgins ay taageeren xisbiyada ugu waaweyn dalka ee haysta Kuraasta baarlamanka jamhuuriyadda,