ciid mubarak dhamaan ummadda muslimiinta ah ee somaliyeed ee Ireland

munaasibadd ciida udxiya hambalyo u dirayaa dhamaan ummadda Somaliyeed ee Muslim ka ah ee Ireland dagan oo aan leeyahay ku ciida bashbash iyo barwaaqo sanadkaa sanadkiisa caafimaad qab