Norway: somali 30 sano joogtay oo norway sharcigii kala laabatay,

halkan guji si aad u dhagaysato-http://www.bbc.com/somali/war/2016/06/160621_norway_inv

Norway: Baaritaan lagu samaynayo Soomaali

21 Juunyo 2016 Markii ugu danbaysay ee la cusbooneysiiyay 13:33 SGA 10:33 GMT

Dhawaanahan waxaa soo baxayey warar ku saabsan Soomaali la rabo in dalka Norway laga celiyo , iyo qaar kale oo la ogaaday in ay dhalashooyin dalal kale haysteen oo aan Soomaali ahayn.

Arrimahaas ayaa Cabdiraxaman Bidhaan Xaaji Daahir ka waraystay Xildhibaan Baashe Maxamed Muuse oo ka tirsan golaha deegaanka ee Oslo, wuxuuna weydiiyey marka hore xaalada qaxootiga Soomaalida ee Norway