Xafladda Sanad-guuradda 5 aad ee Somali Radio Ireland

Maant 21/10/2020 waxa ka qabsoomay xafiiska Somalida ee Dublin ..Dabaal-daga Sanad Guuraddii 5 aad ee Somali Radio Ireland iyo Xil-wareejinta Agaasimaha cusub ee Radio-ga Ireland Mr Ahmed.