Shacbiga Reer Ireland oo Kala dooranaya In la dabciyo sharciga ilmo iska Soo tuurista iyo In uu sii jiro Sharciga adkaynayaa

Maanta oo jimca ah bishuna tahay  25  May 2018 dadweynaha Jamhuuriyadda Ireland waxa ay u dareerayaan in ay kala doortaan  in wax laga badalo sharciga adkaynaya in ilama la iska soo tuuro haddii sababo jiraan, oo ah  (yes)   iyo in sharcigaa adag uu sii jiro oo si sahlan aan ilmaha la iskaga soo tuurayn, oo ah  (no)  kaas oo wax ka badalkiisu uu sheegayo dastuurka jamhuuriyadda Irishka, ,

sharcigan  haddii haa Yes lagu meel mariyo waxa ay noqon doontaa in la dabciyo sharcigii adkaa kaas oo u sahalay in si  sharciya qofku uu u dalban karo ama  dhaqaalo  ahaanba in uu iskagag soo rido  uurka 12 week ah ..taas oo kuwa No u codaynayaa ku tilmaameen in ay ka dhigan tahay iyadoo la xalaashaday in ilmo 6 bilood uurka ku jira la dilo taasina ay ka soo horjeedo binadamnimada ama xuquuqda ilmaha aan wali dhalan,

waxa aan soo gudbin doonaa waxa ay aftidu ku danbeyso,

 

 

 

kalmadaha lagu qoray warqada codka lagu dhiibanayo waxa ka mida : “Provision may be made by law for the regulation of termination of pregnancies.”