Taariikhda spire of dublin ee ku taal badhtanka Magaaladda

birta ay caanka ku tahay Dublin -ireland oo ingriis ahaan la yidhaa Spire of Dublin oo ku taal, O’Connell Street , waxa dhismaheeda la bilaabay 2002 waxa la dhamaystiray 21 January 2003, waxa lagu dhisay qiimo dhan €4,000,000..waxa dhisay shirkad ingriiska saldhigeedu yahay ee Arup,waana 121.2 metres (398 ft) in height, ujeedada loo dhisay..waa qurux iyo farshaxan waxaana lagu tilmaamay farshaxankii ugu dheer aduunka, birtani waxa ay bixisaa color badan oo iftiina marka la xusayo maalimaha qaaliga ah ee dalka iyo ganacsiga xayeysiiska lagu sameeyo waxa maalgaliyay -golaha deegaanka dublin,birtadheer